Madaxweyne Biixi oo soo saaray baaq Caalami ah oo ku socda Waddamada caalamka

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray baaq caalami ah oo uu ku saxeexan yahay looguna talo-galay in taageero loogu raadiyo dadkii ay saamaysay musiibada dabka ee dhawaan baabi’isay suuqa weyn ee Waaheen, baaqaas oo ku socda beesha caalamka, kuna lifaaqan tahay warbixinta hordhaca ah ee ay soo saareen guddida taakulaynta heer … Continue reading Madaxweyne Biixi oo soo saaray baaq Caalami ah oo ku socda Waddamada caalamka